ARIMAHA BULSHADA

DHACDO YAAB LEH: Malxiisad Ku Sugan Hargeysa Oo Nin Isku Bedashay

Xaafadda Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa waxa ka taagan arrin wax cusub ku noqotoy dadka xaafadda ka dib markii qoys dhawaaan ku aqalgalay xaafadda ay

Continue Reading »

Qeybta ARIMAHA BULSHADA

(DHAGAYSO QISO XANUUN BADAN) 19 jir ah fariin udirtay Dowlada cusub kadib Markii ay maalmo la suuxsaneyd Kufsi Amisom ugeysatay

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday mid kamid ah tacadiyadii ugu xumeyd uguna murugada badneyd ee loo gaystay gabar da’yar. Ciidamada Amisom ayaa xabsi ku xareystay

Continue Reading »

ARIMAHA BULSHADA Archives

ARAG Madaxweyne hore Barack Obama oo ku raaxeysanaya Noloshiisa Cusub & Tartankii uu la galay Malqabeenka Richard (Video & SAWIRO)
- Feb 10, 2017
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Hussein Obama ayaa ka nasanaya shaqadii dhibka badneyd ee aqalka cad isagoo jaziirad gaar ah kula raaxeysanaya maalqabeenka Richard Branson In kasoo haatan uu Obama ...
DAAWO MUUQAAL: AFAR Qodob oo aad isaga yareyn Karto Xeyrta Caloosha
- Feb 8, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=h8tA7ldId0A
Daawo: War degdeg ah oo kiciyay quluubta Muslimiinta oo naga soo gaaray Kacbada Barakeysan…
- Feb 7, 2017
Habaar Qabe isku dayay in uu dab qabadsiiyo Kacbada Barakeysa ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa Gacanta ku dhigay ciidanka Amaanka ee Boqortooyada Dalkaasi. Barta Twitter-ka Ciiddanka Ammaanka ee Kacbadda Barakaysan ayaa ...
DAAWO: Musharaxa Loogu Jecel yahay Farmaajo & Taariikhdiisa oo dhameystiran
- Feb 7, 2017
Musharax Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kamid ah ragga ugu cad cad doorashada Soomaaliya ee sanadka 2017 ilaa 2021-da. Masuulkan soo noqday RW Soomaaliya ayaa haysta taageerada umadda Soomaaliyeed, waxaana uu kamid ...
SAWIRO: Ilinta Shacabkii ku midoobay Mareykanka oo Hurdo la’aan ku riday Donald Trump
- Feb 6, 2017
Boqolaal dad ah ayaa kasoo dagay dalka Mareykanka kadib markii maxkamada racfaanka dalkaas ay xakuntay in la joojiyay amarkii madaxweynaha Mareykanka uu dalka iney soo galaan kaga mamnuucay dadka kasoo ...
LAMA FILAAN: Waxaa ay ka baratay Internet-ka Laakiin Waxaa uu Mustaqbalkeeda ku ciyaaray Labo Mar iyadoo Uur Leh
- Feb 6, 2017
Haweeney hooyo ah ayaa shaaca ka qaaday inuu kufsaday Nin ay ka baratay qadka Internetka ama Online-ka iyadoo leh uur dhowr bilood ah Marina Adams, oo ah haweeney 44 sano jir ah ...
SAWIR: Waa Maxay Sababta Donald Trump uu uga fogaanayo Xaaskiisa Melania Marka uu bulashada dhex socdo?
- Feb 5, 2017
Donald iyo xaaskiisa Melania Trump ayaa la arkay jimcihii lasoo dhaafay iyagoo lugeynaya magaalada, laakiin lamaanayaashan ayaa ahaa kuwa aad moodo iney kala xanaaqsan yihiin Marka la aqriyo luuqada jirka, madaxweynaha Mareykanka ...
Lamaanayaal Kenyan ah oo Markii ay Isguursan haystay Boqol Shilin Laakiin Haatan Haysta Malaayiin (SABABTA)
- Feb 5, 2017
Arin layaab leh ayaa dhawaan Kenya ka dhacday taas oo soo jiidatay  indhaha dadka dalkaas, kadib markii lamaanayaal mudo jaceyl wadaagayay ay guurkooda ku maareeyeen Boqol shilin oo Kenyan ah ...

Next Page »