WARARKA

DEG DEG : Wariye C/Lahi Muuse “Kalgacal” Oo CID-Da Lagu Xiray

Koox Boolis ah aya la sheegay iney ka xireen maqaayada hooyooyinka wariye C/laahi Muuse Kalagal oo ka mid ah wariyayaasha magaalada Muqdisho. Kooxdan Booliska oo

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo oo u ambabaxay dalka Urdun

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ka dhoofay Garonka diyaaeadaha ee Aadan Cadde ,iyagoo ku sii jeeda dalka Urdun oo ay

Continue Reading »

WARARKA Archives

Ciidamada DF oo Dil naxdin leh goordhow ka geystay Muqdisho
- Mar 28, 2017
Wararka aan ka heleyno Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya uu Haweeneey ku dilay Isgoyska Dan-wadaagta ee degmadaas. Wararka ayaa sheegaya in Askarigaas ...
WARBIXIN: Madaxda DF oo kulan ku leh Madaxtooyada & Jawaari oo ku dhow inuu la heshiiyo Farmaajo & Kheyre
- Mar 28, 2017
Wararka laga helayo xarunta madaxtooyada ayaa sheegaya in waanwaantii lagu xalinayay khilaafka dhashay magacaabidda xukuumadda cusub uu meel gabagabo ah maraya. Dadaalka xalinta khilaafkan waxaa ku dhex jiray xildhibaano odayaal iyo ...
Farmaajo oo mar kale maanta safar dibadeed u baxaya xilli maalinta Arbacda Golaha Wasiirada la horgeyn doono Baarlamaanka
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta ka ambabaxo Magaalada Muqdisho isagoo wajihi doono dalka Jordan oo uu ka furmi doono shir madaxeedka Wadamada Jaamacadda Carabta. Xukuumadda cusub ...
Ciidamo itoobiyan iyo Shabaab oo dagaal culus dhexmaray+Qasaaraha oo..
- Mar 28, 2017
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ku dhexmaray Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Somaliya. Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, ayaa wadada u galay kolonyo gaadiid ...
Dhageyso: 50 Jir Kufsi ugu geystay Muqdisho Gabar 7 Jir Ah oo la maxkamadeenayo
- Mar 28, 2017
Waa mid kamid ah Dhacdooyinkaaan looga baran Magaalada Muqdisho inay ka dhacaan,balse Kufsi waa ay dhacaan ilaa hadda oo xeryaha barkacayaasha laga soo sheegaa. Hay’adaha udooda Xuquuqul Insaanka waxay sheegeen Hooyooyin ...
C/wali Gaas oo ka tacsiyadeeyay 3-Sarkaal oo shil Naxdin leh ku geeriyooday..
- Mar 28, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay saddex sarkaal oo ka tirsnaa Ciidamadda qalabka ee Soomaaliyeed ee Puntland, kuwasoo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay degaanka libaaxo ee degmadda Dangoroyo ...
DHAGEYSO: Galmudug oo Dalab Cajiib ah u dirsatay Beesha Caalamka ka dib amarkii RW Kheyre..
- Mar 28, 2017
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay warbaahinta ayaa Beesha caalamka ayaa ka dalbaday iney ka taageeraan doorashada madaxweynaha Galmudug,maadama madaxweynihii hore uu is casilay. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa ...
Kooxda Daacish dilkii ugu horeysay ka fulisay Muqdisho & Sarkaal NISA oo la qaarijiyay..
- Mar 28, 2017
Kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegtay in ay Weerarkii ugu horeeyay oo ay ka fulisay Muqdisho in ay ku dishay Sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Warbaahinta ...

Next Page »