(DAAWO) Madaxweyne Farmaajo oo sameeyay 4 Arin oo uu ku lumin karo Taageerada Shacabka kunool…

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii la doortay waxaa uu sameeyay 3 balan qaad oo ilaa iyo hadda mid suuragashay aysan jirin iyo balan afaraad uu uu sameeyay maalintii uu magacabay Ra’iisal Wasaaraha iyadoo haatan markii uu balan qaadkaas sameeyay laga joogi 39 maalmood.

RIIX HALKAN: DAAWO AFARTII BALAN EE UU FARMAAJO KA BAXAY

Balamahaas uu qaaday Madaxweyne Farmaajo dhamaantood waa kuwa muhiim u ah Soomaaliya, laakiin dad badan ayaanan saadaalin karin waxa mustaqbalka dhici doona maadaama Madaxweynaha dalka uusan fulin balanqaadyadaas.

1

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Hanad says:

    Marka hore waxa fican inan ladhaliilin madax wayna ha wayo xukumad cusub ayuu so dhisahaya marku dhiso kadib oo ayis howlgalan ha la edeyo lkn asakoo kala kulmahayo wadamada Ethiopia 🇪🇹 cawabad aad u adag oo kaso horjodo madax wayna ha iyo jiritanka somalia 🇸🇴 yanan ogu darsoomin cadowkaas madabo uu naka tiriyay aga oo villa somalia 🇸🇴 xoog kuhaystay marki hore marka hada halaka war sugo ilaa bisha 7baad sanat kan ila 10naad




War

Waa Maxay Sababta loo adkeeyay amaanka Villa Soomaaliya, Maxaase ka jira in Weerar lagu yahay?
- Mar 29, 2017
Amaanka xaru nta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay , waxaana lagu ...
Ahlu Sunna Waljamaaca oo la safatay RW Kheyre Sharuudna ku xirtay ka qeybgalka Doorashada Galmudug
- Mar 29, 2017
Maamulka dowlada gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa sheegay inay dalbanayaan in dib loo ...
DAAWO SAWIRO: Qodobo Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda Carabta ee Camaan
- Mar 29, 2017
Magaalada Cammaan ee wadanka Jordan  Waxaa goor dhow ka furmay Shirmadaxeedka Jaamacada Carabta oo ...
DAAWO SAWIRO: Arin aad loogu farxo oo ka dhacday Xarunta Xabsiga dhexe ee Muqdisho
- Mar 29, 2017
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal ...
DAAWO: Xildhibaan Xanaaq uga baxay Kulankii lagu Ansixiyay Wasiirada & Qaladaadkii ka dhacay Kulanka oo…
- Mar 29, 2017
Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada ...
RASAAS Xoogan oo laga maqlay magaaladda Baydhabo & Sababta oo ah mid lama filaan ku noqotay…
- Mar 29, 2017
Rasaas xoogan ayaa laga maqlay gudaha magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, daqiiqado kadib markii ...
DAAWO SAWIRRO: Sida Nairobi loogu soo dhoweeyay Diyaaradii ugu horeysay ee ka duusha Muqdisho
- Mar 29, 2017
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku ...
Madaxweyne Farmaajo oo war deg deg ah kasoo saaray ansixinta Xukuumada
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee ...
Kusimaha Madaxweynaha Prof Jawaari oo hadal adag ka jeediyay Kulankii Ansixinta Wasiirada Cusub
- Mar 29, 2017
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ...
DEG DEG: Golaha Wasiiracadda Cusub oo Kitaabka quraanka ku dhaartay (AKHRI DHAARTII AY MAREEN OO QORAAL AH)
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada Cusub ee DF Soomaaliya ayaa loo dhaariyay xilkooda, waxaana kitaabka quraanka Kariimka ...