DHAGEYSO: Xildhibaan sheegay in uusan joogsan doonin khilaafka soo kala dhexgala M/weynaha iyo R/wasaaraha

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka soo kala dhexgala Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, taasi oo noqotay mid iska caadi ah.

Waxa uu sheegay in uusan joogsan doonin khilaafka soo kala dhexgala Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ilaa laga helo Ra’iisul wasaare la socda halka uu dalka marayo, fahamsanna bulshada Soomaaliyeed danahooda.

Sidoo kale waxa uu sheegay Doorashadii 2012-kii in ay ka wanaagsan tahay midan, maadaama soo xulista xildhibaanada ay ka qeyb qaateen dad fara badan, sidoo kalena shacabka ay si weyn u soo dhaweeyeen Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo.

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ay nasiib daro tahay in uu qabiil ku yimaado Ra’iisul wasaaraha, loona baahneyn arrintaasi, si dadka iyo dalka ay u helaan Dowlad aanay Madaxdooda is khilaafin.

Inta badan Madaxdii dalka soo martay ayaa waxa ay ahaayeen kuwo khilaaf uu soo kala dhexgalo Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha, taas oo marka dambe qasabta in R/wasaaraha uu talada ka dego.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




War

Waa Maxay Sababta loo adkeeyay amaanka Villa Soomaaliya, Maxaase ka jira in Weerar lagu yahay?
- Mar 29, 2017
Amaanka xaru nta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay , waxaana lagu ...
Ahlu Sunna Waljamaaca oo la safatay RW Kheyre Sharuudna ku xirtay ka qeybgalka Doorashada Galmudug
- Mar 29, 2017
Maamulka dowlada gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa sheegay inay dalbanayaan in dib loo ...
DAAWO SAWIRO: Qodobo Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda Carabta ee Camaan
- Mar 29, 2017
Magaalada Cammaan ee wadanka Jordan  Waxaa goor dhow ka furmay Shirmadaxeedka Jaamacada Carabta oo ...
DAAWO SAWIRO: Arin aad loogu farxo oo ka dhacday Xarunta Xabsiga dhexe ee Muqdisho
- Mar 29, 2017
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal ...
DAAWO: Xildhibaan Xanaaq uga baxay Kulankii lagu Ansixiyay Wasiirada & Qaladaadkii ka dhacay Kulanka oo…
- Mar 29, 2017
Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada ...
RASAAS Xoogan oo laga maqlay magaaladda Baydhabo & Sababta oo ah mid lama filaan ku noqotay…
- Mar 29, 2017
Rasaas xoogan ayaa laga maqlay gudaha magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, daqiiqado kadib markii ...
DAAWO SAWIRRO: Sida Nairobi loogu soo dhoweeyay Diyaaradii ugu horeysay ee ka duusha Muqdisho
- Mar 29, 2017
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku ...
Madaxweyne Farmaajo oo war deg deg ah kasoo saaray ansixinta Xukuumada
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee ...
Kusimaha Madaxweynaha Prof Jawaari oo hadal adag ka jeediyay Kulankii Ansixinta Wasiirada Cusub
- Mar 29, 2017
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ...
DEG DEG: Golaha Wasiiracadda Cusub oo Kitaabka quraanka ku dhaartay (AKHRI DHAARTII AY MAREEN OO QORAAL AH)
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada Cusub ee DF Soomaaliya ayaa loo dhaariyay xilkooda, waxaana kitaabka quraanka Kariimka ...