Soomaali ku dhimatay Mozambique iyo Ciidamo aad ……..

Dowladda Mozambique gaar ahaan xukuumadda ayaa soo saartay amar lagu farayo dadka ajnabiga ah ee sharci darada ku jooga dalkaasi inay ka baxaan, sida ay maanta qoreen warbaahinta gudaha ee dalkaasi.

Booliska Dalka Mozambique oo amarka fulinaya ayaa waxa ay xir xireen tiro dad ah oo ka soo jeeda dalalka deriska la ah Mozambique, waxaana ilaa iyo hada aan la sheegin tirada dadkan la xir xiray.

Dadka la xir xiray waxaa ka mid ah Soomaali dalkaas ku nool, kuwaas oo isugu jira Haween, Caruur iyo Dad Da’ah, waxaana lagu xiray xabsi ku yaalla caasimadda dalkaasi Mozambique.

Sidoo kale Warbaahinta dalkaasi ayaa waxa ay qortay in dhowaan dalkaasi ay ku dhinteen dhowr qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ku kala dhintay magaalooyinka iyo baadiyaha dalkaasi.

Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa walaac ka muujiyay arrintan, waxaana ay sheegeen in ay ku nool yihiin wal wal iyo cabsi, maadaama xukuumada ay sheegtay in ajaanibta sharci darada ku joogta dalkaasi la musaafurinayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




War

LA OGAADAY: Madaxweyne hore Xasan Sh & Faarax C/Qaadir oo Muqdisho ka bixi doona & Dalka ay usocdaan oo…
- Feb 28, 2017
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan looga guuleystay Xilka Madaxweynaha ayaa ...
SAWIRO: Madaxweynaha P/Land oo Maanta Arin hormar leh ka sameeyay Boosaaso
- Feb 28, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay Keydka Haamaha Shidaalka ...
Xog: Sidee ayay Farmaajo, Kheyre iyo Jawaari ugu heshiiyeen dhismaha Golaha Wasiirada?
- Feb 28, 2017
Kulamo saacadihii ugu danbeeyay Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo, Ra’isul ...
XOG: Shaqsi Xil Weyn Ka Qabtay Somaliland Oo Raadinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
- Feb 28, 2017
Warar ay si hoose u heshay Baahin.com ayaa sheegaaya in mid kamid ah wasiiraddii ...
Xog:-Maxaa Ka Jira in Laga Deyrinaao Xaaladda Madaxweyne Siilaanyo+War aan Fiiiceen oo Somali-land….
- Feb 28, 2017
Somali-land ayaa markii ugu horeysay ka hadashay hadal heynta ku aadan in Xanuun uu ...
War Deg Deg:-Ciidamada Amaanka oo Goordhaweyd Qabtay Ninkii Dilay Ex Xildhibaan Cabdiqaadir Qaasim+Sawirro
- Feb 28, 2017
Maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta gudaha degmadaas soo bandhigay nin dhalinyaro ah oo ay ...
War Deg Deg:-Maxkamadeynta 118-Dhalinyaro Soomaliyeed oo Goordhaweyd Ka Bilaabanaysa…..
- Feb 28, 2017
Saacadaha Soo Socda maxkamadda magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa dhageysan doonta Dacwado loo ...
DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay la-taliyihiisa Arrimaha Bulshada [Wareegto]
- Feb 28, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay xil  cusub oo ka mid noqoneysa la-taliyeyaasha madaxweynaha. Xilkan ...
XOG & SAWIRO: C/Raxmaan Odawaa & Mahad Salad oo Wasiiro noqonaya, Faarax C/Qaadir oo lagu dhagay iyo qorshaha Damu-jadiid ee dowlada…
- Feb 28, 2017
Warar lagu kalsoon yahay oo aynu helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah madaxdii ...
War Deg Deg:-Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon  oo Dib u Helay Xuriyadiisa+warar sheegaya
- Feb 28, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada hargeysa ayaa ku waramaya in Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon  oo ...