UPDATE: Howlgal lagu bartilmaameedsanayo Mooto Bajaajka oo Muqdisho ka dhacay

Ciidamada DF Soomaaliya ayaa howlgallo xoogan ka sameeyay magaaladda Muqdisho, waxaana howlgaladaas lagu bartilmaameedsaday gaadiidka loo yaqaan Bajaaj-ka.

Wararka ayaa sheegaya in xaafadaha ugu badan ee magaaladda Muqdisho xalay ay sugnaayeen ciidamada iyagoo kaliya bartilmaameedsanaya mooto bajaajka.

Mid kamid ah dada bajaajkooda laga qaatay ayaa sheegay inuusan ogeyn sababta ka dambeysa in ciidamada dowlada ay howlgalka noocaas ah sameeyaan.

Fiidkii xalay ayaa kooxo watay bajaaj ay ku dileen degmada Yaaqshiid nin magaciisa lagu soo gaabiyay Amati kaas oo kamid ahaa dadka deegaanka gaar ahaan dadka ay Soomaalidu utaqaan Dalaaleyda guryaha kala iibisa.

Saraakiisha amaanka oo xilli hore bilaabay qabashada bajaajka ayaa sheegay iney ku sugayaan amaanka magaaladda Muqdisho oo ay ka dhaceen dilal qorsheysan iyo weeraro toos ah.

Mooto Bajaaja ayaa ah mid ay ku xamaashaan dhalinyaro badan oo shaqo la’aan ahaa, waana adeeg dadka magaaladda ufududeeyay iney isaga kala gooshaan xaafadaha magaaladda.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




War

Waa Maxay Sababta loo adkeeyay amaanka Villa Soomaaliya, Maxaase ka jira in Weerar lagu yahay?
- Mar 29, 2017
Amaanka xaru nta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay , waxaana lagu ...
Ahlu Sunna Waljamaaca oo la safatay RW Kheyre Sharuudna ku xirtay ka qeybgalka Doorashada Galmudug
- Mar 29, 2017
Maamulka dowlada gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa sheegay inay dalbanayaan in dib loo ...
DAAWO SAWIRO: Qodobo Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda Carabta ee Camaan
- Mar 29, 2017
Magaalada Cammaan ee wadanka Jordan  Waxaa goor dhow ka furmay Shirmadaxeedka Jaamacada Carabta oo ...
DAAWO SAWIRO: Arin aad loogu farxo oo ka dhacday Xarunta Xabsiga dhexe ee Muqdisho
- Mar 29, 2017
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal ...
DAAWO: Xildhibaan Xanaaq uga baxay Kulankii lagu Ansixiyay Wasiirada & Qaladaadkii ka dhacay Kulanka oo…
- Mar 29, 2017
Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada ...
RASAAS Xoogan oo laga maqlay magaaladda Baydhabo & Sababta oo ah mid lama filaan ku noqotay…
- Mar 29, 2017
Rasaas xoogan ayaa laga maqlay gudaha magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, daqiiqado kadib markii ...
DAAWO SAWIRRO: Sida Nairobi loogu soo dhoweeyay Diyaaradii ugu horeysay ee ka duusha Muqdisho
- Mar 29, 2017
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku ...
Madaxweyne Farmaajo oo war deg deg ah kasoo saaray ansixinta Xukuumada
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee ...
Kusimaha Madaxweynaha Prof Jawaari oo hadal adag ka jeediyay Kulankii Ansixinta Wasiirada Cusub
- Mar 29, 2017
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ...
DEG DEG: Golaha Wasiiracadda Cusub oo Kitaabka quraanka ku dhaartay (AKHRI DHAARTII AY MAREEN OO QORAAL AH)
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada Cusub ee DF Soomaaliya ayaa loo dhaariyay xilkooda, waxaana kitaabka quraanka Kariimka ...