Wararkii Ugu Dambeeyay ee Magacaabida Golaha Wasiirada & Yuusuf Garaad oo ku jira liiska…

Diyaargarowgii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho xilli la wada sugayo in Golaha wasiirada cusb lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.

Xubno filaya inay wasiiro noqdaan, shaqaalaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo saxaafada ayaa dhegtu u taagan tahay saaka oo wada sugaya goorta xafladda ku dhawaaqist Golaha wasiirada ay dhici doonto.

Isbedelka ugu weyn ee xukuumaddan cusub laga sugayo ayaa ah awood qeybsiga xilalka muhiim ah ee xukuumadda, kuwaasoo la kala wareejiyay. Wasiirka arrimaha dibadda oo hore ay u qaban jireen beelaha Isaaq ama Samaroon ayaa hadda waxaa loo qoondeeyay beesha Hawiye.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la yimid qorshe ah in beelaha waaweyn dhexdooda laga soo xulo jufooyinka yaryar siyaasiyiinta kasoo jeeda ee aan fursado badan hore u heli jirin, taasoo ah arrin halisteeda leh.

Warar la helay ayaa sheegaya in xubnaha kusoo baxaya liiska golaha wasiirada uu ku jiro safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay Yuusuf Garaad oo loo saadaalinayo wasaaradda arrimaha dibadda.

Si kastaba, arbacada soo socota ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo liiska golaha wasiirada, inkastoo ay socdaan latashiy badan

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




War

DAAWO: Madaxweyne Jooga ka dhacay Shirka Jaamacadda Carabta ee Urdun ka socda
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha dalka Lubnaan Mecheal Cown ayaa qabsaday baraha bulshada ee carabta kadib markii uu istaaga ...
Waa Maxay Sababta loo adkeeyay amaanka Villa Soomaaliya, Maxaase ka jira in Weerar lagu yahay?
- Mar 29, 2017
Amaanka xaru nta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay , waxaana lagu ...
Ahlu Sunna Waljamaaca oo la safatay RW Kheyre Sharuudna ku xirtay ka qeybgalka Doorashada Galmudug
- Mar 29, 2017
Maamulka dowlada gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa sheegay inay dalbanayaan in dib loo ...
DAAWO SAWIRO: Qodobo Xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Madaxda Carabta ee Camaan
- Mar 29, 2017
Magaalada Cammaan ee wadanka Jordan  Waxaa goor dhow ka furmay Shirmadaxeedka Jaamacada Carabta oo ...
DAAWO SAWIRO: Arin aad loogu farxo oo ka dhacday Xarunta Xabsiga dhexe ee Muqdisho
- Mar 29, 2017
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal ...
DAAWO: Xildhibaan Xanaaq uga baxay Kulankii lagu Ansixiyay Wasiirada & Qaladaadkii ka dhacay Kulanka oo…
- Mar 29, 2017
Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada ...
RASAAS Xoogan oo laga maqlay magaaladda Baydhabo & Sababta oo ah mid lama filaan ku noqotay…
- Mar 29, 2017
Rasaas xoogan ayaa laga maqlay gudaha magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, daqiiqado kadib markii ...
DAAWO SAWIRRO: Sida Nairobi loogu soo dhoweeyay Diyaaradii ugu horeysay ee ka duusha Muqdisho
- Mar 29, 2017
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku ...
Madaxweyne Farmaajo oo war deg deg ah kasoo saaray ansixinta Xukuumada
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee ...
Kusimaha Madaxweynaha Prof Jawaari oo hadal adag ka jeediyay Kulankii Ansixinta Wasiirada Cusub
- Mar 29, 2017
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ...