Xog Sirdoon oo laga helay weeraro Alshabaab u qorsheysay Doorashada Soomaaliya (AKHRISO)

Warar laga helay ilo sirdoon ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weeraro culus u qorsheysay Doorashada Soomaaliya.

Ilaha Sirdoon oo ka yimid Mareykanka iyo Itoobiya ayaa lagu wargeliyay dowladda Soomaaliya in Alshabaab ay dhameysay qorshe weyn oo ah weeraro lagu ekeeyo magaalada Muqdisho ka hor doorashada madaxweynaha Soomaaliya, inta ay socoto iyo kadib intaba.

Urur Goboleedka IGAD ayaa shalay ka digay weeraro Alshabaab ku qaadaan Dowladda Soomaaliya, waxayna ku baaqday in laga feejignaado weeraro hor leh oo Alshabaab ku qaadaan bartilmaameedyo.

Warar ku dhow hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in howlgallo ammaan oo dheeraad ah la qaadi doono iyadoo doorashada darteed la filayo in gebi ahaanba la xiro caasimadda Muqdisho.

Alshabaab ayaa kordhisay weerarada ay ka geysato Muqdisho xilliyada kala guurka ah, waxaana la xusuustaa inay hotelka Jazeera ku weeraraan sanadkii 2012 madaxweynihii la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud.

Lama oga in hay’adaha Ammaanka Muqdisho ku shaqeyn doonaan xogaha sirdoon ee la siiyay iyo in weeraradu u dhici doonaan sidii hore.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




War

LA OGAADAY: Madaxweyne hore Xasan Sh & Faarax C/Qaadir oo Muqdisho ka bixi doona & Dalka ay usocdaan oo…
- Feb 28, 2017
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan looga guuleystay Xilka Madaxweynaha ayaa ...
SAWIRO: Madaxweynaha P/Land oo Maanta Arin hormar leh ka sameeyay Boosaaso
- Feb 28, 2017
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay Keydka Haamaha Shidaalka ...
Xog: Sidee ayay Farmaajo, Kheyre iyo Jawaari ugu heshiiyeen dhismaha Golaha Wasiirada?
- Feb 28, 2017
Kulamo saacadihii ugu danbeeyay Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo, Ra’isul ...
XOG: Shaqsi Xil Weyn Ka Qabtay Somaliland Oo Raadinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya
- Feb 28, 2017
Warar ay si hoose u heshay Baahin.com ayaa sheegaaya in mid kamid ah wasiiraddii ...
Xog:-Maxaa Ka Jira in Laga Deyrinaao Xaaladda Madaxweyne Siilaanyo+War aan Fiiiceen oo Somali-land….
- Feb 28, 2017
Somali-land ayaa markii ugu horeysay ka hadashay hadal heynta ku aadan in Xanuun uu ...
War Deg Deg:-Ciidamada Amaanka oo Goordhaweyd Qabtay Ninkii Dilay Ex Xildhibaan Cabdiqaadir Qaasim+Sawirro
- Feb 28, 2017
Maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta gudaha degmadaas soo bandhigay nin dhalinyaro ah oo ay ...
War Deg Deg:-Maxkamadeynta 118-Dhalinyaro Soomaliyeed oo Goordhaweyd Ka Bilaabanaysa…..
- Feb 28, 2017
Saacadaha Soo Socda maxkamadda magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ayaa dhageysan doonta Dacwado loo ...
DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay la-taliyihiisa Arrimaha Bulshada [Wareegto]
- Feb 28, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay xil  cusub oo ka mid noqoneysa la-taliyeyaasha madaxweynaha. Xilkan ...
XOG & SAWIRO: C/Raxmaan Odawaa & Mahad Salad oo Wasiiro noqonaya, Faarax C/Qaadir oo lagu dhagay iyo qorshaha Damu-jadiid ee dowlada…
- Feb 28, 2017
Warar lagu kalsoon yahay oo aynu helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah madaxdii ...
War Deg Deg:-Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon  oo Dib u Helay Xuriyadiisa+warar sheegaya
- Feb 28, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada hargeysa ayaa ku waramaya in Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon  oo ...